Al-Shabaab oo soo bandhigtay Amiirkooda & kooxdii weerartay Bali-doogle (Sawirro)

Xarakada Al-Shabaab ayaa soo saartay Muuqaal la daawan karo in ka badan 50 daqiiqo kaasoo ku saabsan munaasabad sagootin ah oo loo sameeyey raggii weeraray xerada ciidamada Mareykanka ee Bali doogle dabayaaqadii bishii Sept ee la soo dhaafay. Muuqaalka waxaa ku lifaaqan hadal uu jeedinayo amiirka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Axmad Cumar Abuu Cubeyda kaasoo fariimo … Continue reading Al-Shabaab oo soo bandhigtay Amiirkooda & kooxdii weerartay Bali-doogle (Sawirro)